Shiinaha oo jawaab kulul ka bixiyey eedeymo culus oo kaga timid Maraykanka

Dowlada Shiinaha ayaa difaacay siyaasadeeda muranka badan dhalisay ee ku aadan Muslimiinta laga tirada badan yahay ee gobolka Xinjiang, maalmo kaddib markii dowladda Mareykanka ay mamnuucday in dalkeeda la soo geliyo badeecadaha ka imaanaya gobolkaasi. Beijing ayaa xeryo dhawr ah oo lagu hayo dadka Muslimiinta ah ee laga tirada badan yahay ee gobolkaasi kala kulantay … Continue reading Shiinaha oo jawaab kulul ka bixiyey eedeymo culus oo kaga timid Maraykanka